Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Asmara (Asmara)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa galabta gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Xasan Sheekh iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Asmara kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Eritrea iyo masuuliyiin kale, waxaana Xasan Sheekh loo sameeyay soo dhaweyn heer sare ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalka Eritrea … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Asmara (Asmara)